Shan ruux oo caawa ku geeriyootay Hargeysa & Sideed dhaawacmay ka dib markii..

Shilkii gaari ee ugu khasaaraha badnaa mudooyinkan ayaa caawa ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan. Shilkan ayaa dhacay ka dib markii laba gaari oo kala ah Noah iyo DYNA ay fooda isku dareen bartamaga magaalada Hargeysa sida uu sheegay Taliyaha ciidanka booliska Somaliland. Agaasimaha isbitaalka guud … Continue reading Shan ruux oo caawa ku geeriyootay Hargeysa & Sideed dhaawacmay ka dib markii..